(Sawirro) Oday 70 jir ku dhow oo toogasho dad lagu laayey ka geystay California

Laba maalmood uun ka dib markii nin hubaysan uu 11 qof ku dilay istuudiyihii qoob ka ciyaarka ee aagga Los Angeles, toddobo qof oo kale ayaa lagu toogtay goob beer ah oo u dhow San Francisco, iyadoo California ay soo martay mid ka mid ah rabshadihii ugu dhiigga badnaa muddo tobanaan sano ah. Mas’uuliyiinta ayaa … Continue reading (Sawirro) Oday 70 jir ku dhow oo toogasho dad lagu laayey ka geystay California